Somali (˜اَف صَومالي)

Waxaad xaq u leedahay inaad hesho adeegyada turjumadda afka ah iyo turjumadda qoraalka ah oo lacag la'aan ah. Haddii aad u baahan tahay caawimo turjumaan afka ah ama qoraal ah, u sheeg xubin shaqaale. Fadlan xusuunow inay Waaxdu aanay oggolayn dadka da'doodu ka yar tahay 18 inay adeeg ku bixiyaan turjubaan ahaan. Haddii aadan rabin turjumaan ay bixiso Waaxdu, waxa lagu weydiin doonaa inaad saxiixdo iska-dhaafka.